qorilugudnews24.com
Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Dhinaca Ka Raran Ee U Dhexeeya Ethiopia Iyo Somaliland.
July 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Ka Hadlay Siyaasadda Iyo Xidhiidhka Dhinaca Ka Raran Ee U Dhexeysa Dalalka Ethiopia Iyo Somaliland, Xidhiidhkaas Oo Aanay Somaliland Wax Faa’iido Ah Ku Qabin, Halka Ay Ethiopia Somaliland Bil Walba Ka Faa’iido Malaayiin Doolar, Isla Markaana Ay Qashin Kasta U Soo Dhoofiso Deegaanada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News