qorilugudnews24.com
Halkuu Marayaa Mashruucii Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Ceerigaabo?.
July 28, 2020 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Madaxa Mashruuca Dhismaha Waddada Cerigaabo Eng. Maxamed Cabdi Qoorsheel Ayaa Sharaxaad Ka Biyey Hawsha Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Cerigaabo Iyo Burco, Kaas Oo Uu Sheegay In Ay Xawli Ah Ku Socoto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News