qorilugudnews24.com
Weerarka General Xaftar Iyo Ruushku Dib Ugu Soo Qaadayaan Magaalada Tripoli Iyo Debecsanaanta Maamul Ee Ka Muuuqatay Xukuumadda Liibiya, (Xogta Dahsoon).
July 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Iyada Oo Ay Xiisadda Liibiya Maalinba Ta Xigta Ka Sii Darayso Oo Ilaa Haatan La Hayn Wax Damaanad Qaad Ah Oo La Isku Halayn Karo Oo Xabad Joojin Horseedi Kara, Hase Yeeshee Ay Wada Hadalladii Iyo Waan-Waanihii Socdey Ay Marba Meel Cusub Ka Hilaacayaan Oo Marba Dal Cusubi Soo Bandhigayo Qorshe Waan-Waaneed Oo Liibiya Khuseeya, Ayaa Waxa Muuqda In Khaldaad Ka Dhex Muuqdo Hannaanka Maamul Ee Xukuumadda Liibiya Oo Iyadu Haatan Uun Dib Uga Soo Kabanaysa Go’doomintii Muddada Sannadaha Ah Lagu Hayey Caasimadda Dalkaas Ee Fadhiisinka U Ah Xukuumadda La Aqoonsan Yahay Ee GNA, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News