qorilugudnews24.com
Abwaan Cismaan Ku-Jare Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Xafladdihii Uu Xisbiga Kulmiye Dhawaan Ku Qabsaday Magaalada Hargeysa.
July 29, 2020 - Written by qoriadmin

Daawo:- “Madaxweyne Muuse Salaadiinta XidhXidh Ama Ka Laaluush ...

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Abwaan Cismaan Axmed Maxamed (Cismaan Ku-Jare) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Dhaliilihii Abid Ugu Cuslaa Ujeediyey Xafladdihii Uu Xisbiga Kulmiye Dhawaan Ku Qabsaday Magaalada Hargeysa, Arrintaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Ka Dhigan Tahay ”Habar Dhaliweydey Aleelo Ku Waalatay”, Abwaanka Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Xisbiga Kulmiye Hadda Yahay Guri Cas Ay Ka Buuxaan Shilin-Gabaarey, Qaniin, Hadh Ka Yaac Iyo Kud-Kude

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News