qorilugudnews24.com
Masar Oo La Guddoonsiiyey Diyaaradaha Dagaalka Ee Sukhoi SU-35, Kuwaas Oo Karti U Leh In Ay Gaadhaan Biyo-Xidheenka Ethiopia, (Xogta Dahsoon).
July 29, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Militeriga Masar Ayaa La Guddoonsiiyey Diyaaradaha Dagaalka Ee Noocoodu Yahay Sukhoi SU-35 Ee Lagu Farsameeyo Dalkaasi Ruushka, Kuwaas Oo Karti U Leh In Ay Gaadhaan Biyo-Xidheenka Ethiopia Iyo Maraykanka Oo Ku Hanjabey In Uu Masar Ku Soo Rogi Doono Cuna-Qabatay Darran, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News