qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Eedaysane Saacadihii U Dambeeyey Si Weyn U Qabsaday Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Kaas Oo Dhac Baahsan U Geystey Meherad Ganacsi Oo Ku Taalla Magaalada Hargeysa.
July 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Ee Ka Hawl-Gala Magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Eedaysane Saacadihii U Dambeeyey Si Weyn U Qabsaday Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Kaas Oo Sida La Sheegay Dhac Baahsan U Geystey Meherad Ganacsi Oo Ku Taalla Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News