qorilugudnews24.com
Sidii Maanta Looga Ciidey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar.
July 31, 2020 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Ayaa Maanta Si Weyn Looga Oogey Munaasibaddii Eidul Udxada, Munaasibaddaas Oo Ay Shacabka Kala Qayb-Galeen Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Caynaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News