qorilugudnews24.com
Buulashii Sahra Halgan Ee Hido-Dhawr Oo Isu Bedeley Goob Tumasho Iyo Mukhbaarad.
August 1, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Buulashii Sahra Halgan Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Gebi Ahaanba Isu Bedeley Goob Tumasho Iyo Qoob Ka Ciyaar, Waxa Isa Soo Taraya Cabashada Xooggan Ka Soo Yeedhaysa Dadka Wanaagga Iyo Samaha Jecel, Kadib Markii Ay U Adkaysan Waayeen Xumaanta Iyo Fadeexaha Kala Duwan Ee Ka Soo Burqanaya Goobtaasi, Taas Oo Lagu Qariyo Magaca Hido-Dhawr, Balse Marka Goobtaas Gudaha Loo Galo Ay Xaaladdu Sidaas Ka Duwan Tahay Iyo Magaca Ay Sidatoba, Goobtaas Oo Hadda Loogu Yeedho Hido Bi’is, Waxaana La Isweydiinayaa Halka Ay Ku Dambeeyeen Wadaadadii La Magac Baxay Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebistu Ee Loo Baahnaa In Ay Xumaantaas Iyo Fusuqaas Wax Ka Qabtaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News