qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhigga Star Tv, Universil Tv Iyo Shebekadda HadhawanaagNews.
August 1, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Ka Hadlay Xadhigga Star Tv, Universil Tv Iyo Shebekadda HadhawanaagNews, Wuxuuna Sheegay In Aanay Dhammaantood Ka Turjumayney Rabitaanka Somaliland, Isla Markaana Ay Faraha Kula Jireen Arrimo Lidi Ku Ah Qaranimada Iyo Jiritaanka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News