qorilugudnews24.com
Madaxweyne Khilaafku Aduu Kaa Bilaamaa Oo Adiga Ayuu Kugu Dhammaadaa, Maanta Dalka Yaa Haysta,/Sheekh Aadan Siiro.
August 2, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) Oo Ka Mid Ah Culimada Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ku Eedeeyay In Muddadii Uu Xilka Hayey Ay Ummaddii Reer Somaliland Kala Irdhowdey Aadna U Kala Fogaatey, Isla Markaana Uu Dhaqaalihii Waddanku Hoos U Dhacay, Arrintaas Oo Uu Si Weyn Uga Dayriyey, Kana Digey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News