qorilugudnews24.com
Safiirka Shiinaha Ee U Fadhiya Magaalada Muqdisho Oo Muddo Dhawr Maalmood Ah Ku Sugan Magaalada Hargeysa, Welina Aan La Kulmin Madaxweyne Biixi.
August 4, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Safiirka Shiinaha Ee U Fadhiya Magaalada Muqdisho Ayaa Muddo Dhawr Maalmood Ah Ku Sugan Magaalada Hargeysa, Kaas Aan Weli La Kulmin Madaxweyne Muuse Biixi, Sababta Hortaagan Iyo Qadiyaddaha La Isku Haysto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News