qorilugudnews24.com
Turkiga Oo Cadho Xooggan Ka Muujiyey Heshiis Ay Shirkad Maraykan Ahi La Gashay Xooggaga Kurdiyiinta Ee Gacanta Ku Haya Ceelasha Shiidaalka Ee Bariga Dalkaasi Suuriya.
August 4, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Ankara Ee Dalka Turkiga Ayaa Cadho Xooggan Ka Muujiyey Heshiis Dhexmaray Shirkad Laga Leeyahay Maraykanka Iyo Xooggaga Kurdiyiinta Ee Gacanta Ku Haya Goobaha Ay Ku Yaalliiin Ceelasha Shiidaalka Ee Bariga Dalkaasi Suuriya, Heshiiskaas Oo La Sheegay In Yahay Mid Budhcadnimo Oo Lagu Dhacayo Khayraadkii Dalkaasi Suuriya Iyo In Uu Maraykanku Maal-Gelinayo Kooxo Uu Turkigu U Aqoonsan Yahay In Ay Yihiin Argagixiso.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News