qorilugudnews24.com
Guddoomiye Doob Oo Xisbiga Kulmiye Ku Eedeeyey In Uu Kala Faquuqay Dhallinyaradii Xisbigaasi Ee Laf-Dhabarta U Ahayd.
August 5, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ee Gobolkaasi Togdheer Md. Maxamuud Xasan Saleebaan Doob Ayaa Xisbiga Tallada Haye Ee Kulmiye Ku Eedeeyey In Uu Kala Faquuqay Dhallinyaradii Xisbigaasi Laf-Dhabarta U Ahayd Ee Sabata U Ahaa In Uu Xisbiga Kulmiye Ku Guuleysto Doorashadii Madaxtooyada, Iyada Oo Qaarna Xafladdo Isdaba Joog Ah Loogu Qabto Magaalada Hargeysa, Kuwii Gobollada Kalena La Ilaaway Oo Albaabadii Iyo Daaqadihiiba Laga Xidhay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News