qorilugudnews24.com
Tallaabada Ay Pakistan Kaga Dayanayso Turkiga, Boqorkii Spain Oo Ka Guurey Dalkiisa, Halka Uu Fooda Saaray Oo Aan La Garanayn Iyo Eedo MusuqMaasuq Oo La Daba Sido, (Xogta Dahsoon).
August 5, 2020 - Written by qoriadmin

Pakistan Prime Minister needs a recent history lesson on Osama bin ...

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Pakistan Imran Khan Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan Oo La Xidhiidha Siyaasadda Arrimaha Dibedda Ee Dalkiisa, Gaar Ahaa Xaaladda Dalka Yemen Iyo Dhex-Dhexaadintii Uu Ka Dhex Sameeyey Sacuudiga Iyo Ee Iran, Waase Maxay Shayga Uu Sheegay In Ay Turkiga Kaga Dayanayaan, Xisbiga Hindiya Xukumase Muxuu Ugu Shabahay Naasiyiintii ODOLF HITLER, Iyo Boqorkii Spain Oo Ka Guurey Dalkiisa, Halka Uu Fooda Saaray Oo Aan La Garanayn Iyo Eedo MusuqMaasuq Oo La Daba Sido, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News