qorilugudnews24.com
Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Ee Maamul-Goboleedka Puntland G/Sare Cismaan Cumar Maxamed Oo Maanta Lagu Diley Magaalada Gaalkacayo.
August 9, 2020 - Written by qoriadmin

Gaalkacayo-(QorilugudNews24)-Wararka Ka Imaanaya Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Sheegaya In Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Ee Maamul-Goboleedka Puntland G/Sare Cusmaan Cumar Maxamed Maanta Lagu Diley Dagaal Ka Dhacay Magaaladaasi Gaalkacayo, Dagaalkaas Oo Sida La Sheegay Khasaare Kala Duwan Oo Soo Kala Gaadhey Dhinacyadii Halkaasi Ku Dagaalamay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News