qorilugudnews24.com
Abiy Ahmed Waxa Aan Leeyahay Somaliland Farmaajo Kama Talliyo/Siyaasi Jaamac Shabeel.
August 10, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), Horena U Ahaan Jirey Guddoomiyihii Galaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Fariin Culus U Diray Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed, Xasuusiyeyna In Aan Somaliland Farmaajo Ka Tallin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News