qorilugudnews24.com
Wasiir Hinda Gaani Oo Beenisey Wararka Sheegaya In Uu Jiro Khilaaf Xooggan Oo U Dhexeeya Wasaaraddeeda Iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
August 10, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maanta Warbaahinta U Warantay Ayaa Beenisey Meeshana Ka Saartay Wararka Sheegaya In Uu Jiro Khilaaf Xooggan Oo U Dhexeeya Wasaaraddeeda Iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland, Khilaafkaasi Oo La Xidhiidha Fasaxa Shaqaalaha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News