qorilugudnews24.com
Nuxurka Kulan Maanta Dhex-Maray Guddida Doorashooyinka Qaranka Iyo Golaha Wakiilada Ee Somaliland.
August 11, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta Hortegey Guddida Arrimaha Gudaha, Nabad-Gelyada iyo Difaaca Ee Golaha Wakiilada Somaliland, Kulankaas Oo Ay Warbaahintu Dibed Joog ka Ahayd Ayaa Markii Uu Soo Dhamaaday Waxaa Warbaahinta La Hadlay Guddoomiyaha Guddidaasi Md. Cabdillaahi Xuseen Cige Balaaki Iyo Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Md. Cbdirashiid Maxamuud Wacays (Riyo-Raac).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News