qorilugudnews24.com
Militeriga Pakistan Oo La Saftay Dalka Turkiga, Kuna War-Geliyey Qaaradda Yurub In Aanu Turkigu Keligiis Ahayn, (Xogta Dahsoon).
August 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Pakistan Ayaa Arbacadii Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Taageero La Barbar Taagan Tahay Waddanka Turkiga, Gaar Ahaan Hawlaha Sahaminta Shiidaalka Ee Badda Mediterranean-ka, Waxayna Pakistan Ku War-Gelisey Qaaradda Yurub In Aanu Turkigu Keligiis Ahayn, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi)

COMMENTS
Latest News