qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Gargaarkii U Horeeyey Gaadhsiisey Degmada Sallaxley Ee Gobolka Maroodi-jeex, Degmadaas Oo Ay Wax-Yeello U Geysteen Roobab Dabaylo Watey.
August 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Gargaarkii U Horeeyey Gaadhsiisey Degmada Sallaxley Ee Gobolkaasi Maroodi-jeex, Degmadaas Oo Ay Wax-Yeello Baahsan Soo Gaadhsiiyeen Roobab Dabaylo Watey Oo Shalay Halkaasi Ka Da’ay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News