qorilugudnews24.com
Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Qaybo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Dugsiga Togdheer Ee Magaalada Burco.
August 14, 2020 - Written by qoriadmin

Kuvan kuvausta ei ole saatavilla.

Burco-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Ee Somaliland Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Qaybo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Dugsiga Togdheer Ee Magaalada Burco, Kaas Oo Ay Maal-Geliyeen Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Hore Uga Baxday Dugsigaasi Oo Iyagu Is Xilqaamay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News