qorilugudnews24.com
Faah-Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal-Beeleed Shalay Ka Dhacay Deegaano Hoos Yimaada Gobolkaasi Sool Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadlay.
August 14, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Faah-Faahin Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal-Beeleed Shalay Ka Dhacay Deegaano Hoos Yimaada Gobolkaasi Sool Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadlay, Xukuumadda Somalilandna Ugu Baaqay In Ay Ciidamo Kala Dhex Dhigto Beelaha Halkaasi Ku Dagaalamaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News