qorilugudnews24.com
Fannaanka Maxamed BK Oo Bartiisa Internet-ka Uu Ku Leeyahay Ku Baahiyey Hadal Muran Badan Dhaliyey Iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Diinta Oo Ka Fal-Celiyey.
August 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Fannaanka Maxamed BK Ayaa Bartiisa Internet-ka Uu Ku Leeyahay Ee Facebook-ga, Dhawaan Ku Baahiyey Hadal Muran Iyo Cadho Badan Dhaliyey, Kaas Oo Uu Ku Sheegay ”In Qofba Qofka Uu Ka Sareeyo Ama Sida Loo Kala Magac Weyn Yahay Illaahay Loogu Kala Dhow Yahay, Iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Diinta Oo Durba Ka Fal-Celiyey, Uguna Baaqay Fannaanka In Uu Hadalkiisa Dib U Saxo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News