qorilugudnews24.com
La Yaabka Dunida: Qaaradda Afrika Oo La Sheegay In Ay Kala Qaybin Doonto Badweyn Cusub, Taas Oo Hadda La Arkay Calaamadaheedii.
August 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Cilmi Baadhis Ay Sameeyeen Culimada Aqoonta U Leh Cilmiga Geology-ga Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Qaaradda Afrika Oo Ka Kooban 54 Dal, Ay Kala Qaybsami Doonto, Khadna Uu Dhexmari Doono, Khadkaas Oo Loo Yaqaano ”The East African Rift”, Kana Soo Bilaami Doono Gobolka Canfarta Ee Dalka Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News