qorilugudnews24.com
Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhey Degmada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Iyo Ujeedada Safarkooda.
August 14, 2020 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaraddaha Arrimaha Guddaha,Horumarinta Caafimaadka Iyo Waxbarashada Iyo Sayniska Ee Somaliland Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Mashaariic Kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Magaaladda Caynaba, Kuwaas Oo Laga Maal-Geliyey Mashruuca JPLG.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News