qorilugudnews24.com
Ra’iisal Wasaarihii Lubnaan Hassan Diab Oo Is Casilay, Siro Badana Kashifay, (Xogta Dahsoon).
August 15, 2020 - Written by qoriadmin

 

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaarihii Lubnaan Hassan Diab Oo Is Casilay Ayaa Khudbad Dheer Oo Uu Jeediyey Ku Sheegay Caqabado Badan Oo Ay Xukumaddiisii La Kulantay Muddadii Yarayd Ee Ay Xilka Haysey, Waxa Kale Oo Uu Farta Ku Fiiqay In Ay Jiraan Shebekaddo Qarsoon, Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Gacanta Ku Hayaan Masiirkii Dalka Lubnaan, Isla Markaana Waddankii Ka Dhigay In Uu Masalafo Iyo Sida Uu Maanta Yahay, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News