qorilugudnews24.com
Khilaaf Ba’an Oo Ka Dhex-Qarxay Wakiilka Somaliland Ee Dalka Sweden Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalkaasi.
September 7, 2020 - Written by qoriadmin

Stockholm-(QorilugudNews24)-Khilaaf Ba’an Ayaa Ka Dhex-Qarxay Wakiilka Somaliland Ee Dalka Sweden Mr. Zakariye Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkaasi Sweden, Khilaafkaas Oo Lagu Eedeeyey In Uu Sabab U Yahay Wakiilka Somaliland Ee Dalkaasi Sweden U Fadhiya Mr. Zakariye Xasan Wacays, Kaas Oo Lagu Eedeeyey In Uu Gacan Saar Dhow La Leeyahay Jaaliyadda Maamulka Somalia Ee Villa War-Dhiigley.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News