qorilugudnews24.com
Bukhaarow Maxamuud Xaashi Waa Nin Mabda Leh Oo Tolkii Wata” Cabdi Shoteli.
September 10, 2020 - Written by qoriadmin

Washington-(QorilugudNews24)-Bukhaari Waxa Uu Ahaan Jirey Wadaad Yar Oo Mulcaamad Ku Haysan Jirey Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Wuxuuna Hadda Ka Mid Yahay Dadka Loo Yaqaano Janno Ka Boodka Waxa Yidhi Cabdi Shotali, Oo Runta U Sheegay Xildhibaan Bukhaari.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News