qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaanka Jiidali Ee Bariga Gobolkaasi Sanaag.
September 13, 2020 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Deegaanka Jiidali Ee Bariga Gobolkaasi Sanaag, Halkaas Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News