qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Heestii Anigu Dumar Baan Ahaa Iyo Codkii Xabiibo Xasan Tooxow.
September 13, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii La Magac Baxday ‘‘Anigu Dumar Baan Ahaa” Iyo Codkii Xabiibo Xasan Tooxow, Heestaas Oo Aan Ugu Tallo-Galay In Aan Ku Hogo Tusaalayno Ragga Inta Ay Hablaha Kufsadaan, Haddana Dabaqyada Ka Soo Tuuraya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News