qorilugudnews24.com
Xamdi Maxamed Faarax Gooni Waa Gabadh Da’ Yar Oo Inta La Kufsaday Haddana Meydkeedii Dabaq Laga Soo Tuuray.
September 13, 2020 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Xamdi Maxamed Faarax Gooni Waxay Ahayd Gabadh Da’ Yar Oo Inta La Kufsaday Haddana Meydkeedii Hotel Dabaq Ah Laga Soo Tuuray, Waa Dhacdo Xanuun Badan Oo Shalay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho, Gabadhaas Oo Isla Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News