qorilugudnews24.com
Dib U Milicso Doorkii Shariifka Ahaa Ee Ay Degmada Qorilugud Kaga Jirtey Guushii Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Gaadhey Aqalka Madaxtooyada Iyo Ballan-Qaadyadiisii Madhalayska Ahaa Ee Wada Beenoobey.
September 14, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Bal Waxooga Aynu Dib U Milicsano Doorkii Shariifka Ahaa Ee Ay Degmada Qorilugud Kaga Jirtey Guushii Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Gaadhey Aqalka Madaxtooyada Ee Somaliland Iyo Ballan-Qaadyadiisii Madhalayska Ahaa Ee Dhammaantood Wada Beenoobey, Iyada Oo Aad Moodid In Ay Somalilandba Ku Soo Ururtay 3 Magaalo Oo Keliya Iyo 2 Kale Oo Waxoogaa Baad Ah La Siiyo, Waxa Iyana Fajiciso Iyo Amakaag Noqotay In Wasiiradii Ka Soo Jeedey Deegaanada Ay Beeshu Degto Oo Dhammaantood U Muuqda Qaar Aan Geerida Nebigaba Ogeyn Iyo Meel La Isla Marayo Toona Oo Wada Shaati Madoobeyaal Ah, Oo Aan Mid Mid Dhaamaana Ku Jirin!!!!.
Saaxiibayaal Faalladuna Waa Idinka Xaggiina…….
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News