qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Gobolka Togdheer Oo Ka Digey In Uu Xisbiga Kulmiye Ku Burburo Gacanta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Sidoo Kalena Ugu Baaqay In Uu Fuliyo Ballan-Qaadkii Ay Hore U Wada Galeen.
September 14, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Beel-Daaje Xuseen Faarax Axmed Xandule Iyo Caaqil Ibraahin Cabdillaahi Warsame Oo Labaduba Ka Ah Madax-Dhaqameedka Waaweyn Ee Gobolkaasi Togdheer Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Gudaha Magaalada Burco Ayaa Ka Digey In Uu Xisbiga Kulmiye Ku Burburo Gacanta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Sidoo Kalena Ugu Baaqay In Uu Fuliyo Ballan-Qaadkii Ay Hore U Wada Galeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News