qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Muddooyinkii U Dambeeyey Ka Soo Yeedhayey Ganacsada Reer Somaliland Iyo Halka Ay Sartu Ka Qudhunsan Tahay.
September 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Qorsheynta Iyo Iskaashiga Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Bashiir Cabdi Xariir Oo Ka Hadlay Cabashooyin Muddooyinkii U Dambeeyey Ka Soo Yeedhayey Ganacsada Reer Somaliland, Gaar Ahaan Kuwa Shiidaalka Keena, Fartana Ku Fiiqay Halka Ay Sartu Ka Qudhunsan Tahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News