qorilugudnews24.com
Ex-Wasiir Qabyo-Tire Oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi U Cuskaday Isaga Iyo Saaxiibadiiba Xeerkii Bisaddaha, (Law Of The Cats).
September 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Ee Somaliland Md. Maxamed Ibraahin Aadan (Qabyo-Tire) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Isaga Iyo Saaxiibadii Oo Si Weyn Ula Soo Shaqeeyey Uu U Cuskaday Xeerkii Bisaddaha, (Law Of The Cats ), Wuxuuna Ku Hanjabey In Ay Dagaal Culus La Geli Doonaan Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiyeba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News