qorilugudnews24.com
Maxaad Kala Socotaa Xeerarka Sababay In Ay Somaliland Yeelato Magaalooyin Qufulan Iyo Degmooyin Qani Ah Iyo Dheeliga Ku Yimi Kefedihii Cadaaladda Sidey???.
September 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamijkii Somaliland La Wada Leeyahay Iyo Xeerarka Iyo Dulmiga Sababay Dheeliga Kefedihii Cadaaladda Sidey Iyo In Ay Somaliland Yeelato Magaalooyin Qufulan Iyo Degmooyin Qani Ah, Kuwaas Oo Kala Reebay Gobollada Bariga Iyo Galbeedka Somaliland.

By: Weriye Bushaaro Baando.

COMMENTS
Latest News