qorilugudnews24.com
Wasiir Koore Iyo Ilaaladiisii Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
September 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Sheegay In Isaga Iyo Ilaaladiisaba Laga Helay Caabuqa Coronavirus, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News