qorilugudnews24.com
Xildhibaan Dhego-Laab Oo Xaal Ka Bixiyey Hadallo Xanaf Lahaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Xildhibaan Bukhaari Iyo Suldaan Habaar.
September 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamuud Axmed Xasan Dhego-Laab Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco Ayaa Xaal Deg Deg Ah Ka Bixiyey Hadallo Xanaf Lahaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Xildhibaan Saleebaan Bukhaari Iyo Suldaan Habaar, Kuwaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Ay Isu Bedeleen Afhayeenkii Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News