qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Madhaleys Ahaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Ee Somaliland, Mr. Cabdillaahi Abokor, Kuwaas Oo Uu Kula Dul Kufay Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan.
September 15, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Biyaaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Bashiir Cumar Geelle Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Madhaleys Ahaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Ee Somaliland, Mr. Cabdillaahi Abokor, Kuwaas Oo Uu Kula Dul Kufay Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Xisbigaasi Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eedahaas Oo Ahaa Kuwo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahay, Balse Uu Wasiirkaasi Ku Qarinaayo Dunuubtii Uu Hore Uga Galay Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guud Ahaan Qaranka Somaliland Iyo Musuq-Maasuqa Baahsan Ee Uu Hadda Cagaha Kula Jiro, Kuwaas Oo Aan Bulshada Reer Somaliland Ka Qarsoonayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News