qorilugudnews24.com
Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Ku Geeriyoodey Dagaal Maanta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boorame, Halka Ay Tiro Kalena Ku Dhawaacantay.
September 16, 2020 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Hal Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Booliska Ee Gobolkaasi Awdal Ayaa Ku Geeriyoodey Dagaal Maanta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boorame, Halka Ay Tiro Kalena Ku Dhawaacantay, Dagaalkaas Oo La Sheegay In Uu Dhexmaray Maleeshiyo-Beeleed Abaabulan Iyo Ciidamada Ammaanka Ee Gobolkaasi Awdal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News