qorilugudnews24.com
Ciidamada Ethiopia Oo La Sheegay In Ay Dad Ka Afduubeen Magaalada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd Iyo Badhasaabkii Gobolkaasi Oo Xisbiga Kulmiye Uga Ololaynaya Degmada Oog Ee Gobolka Saraar.
September 16, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciidamada Dalka Ethiopia Ayaa La Sheegay In Ay Dad Ka Afduubeen Gudaha Magaalada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd Iyo Badhasaabkii Gobolkaasi Mr. Axmed Cige Yare Oo Xisbiga Kulmiye Ee Ay Duufaanaha Siyaasaddeed Ku Kacsan Yihiin Uga Ololaynaya Degmada Oog Ee Gobolka Saraar, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News