qorilugudnews24.com
CiidamadaTurkiga Iyo Algeria Oo Hareereeyey Milateriga Israa’iil, (Xogta Dahsoon).
September 16, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Dhaqaaqii Military Ee Ugu Ballaadhnaa Ee Dhanka Cirka Iyo Elektaroonikada Ah Ee Ay Militeriga Israel Sameeyaan Muddadii Nus-Qarniga Ahayd Ee U Dambeysey, Ciidamadeeda Kommandowska Ah Oo Ku Daatay Qyprus-ta Koonfureed, Waxaase Maxay Ujeedada Ay Halkaasi U Tageen, Maxayse Kala Kulmeen Militeriga Turkiga Ee Aaggaasi Ku Sugan, Maxayse Militeriga Turkigu Kaga Jawaabeen Ismiidaamintaas Militeriga Israel Oo Dabin Aanay Fileyn Ku Dhacay, Kadib Markii Ay Milileriga Turkiga Iyo Algeria Hareereeyeen, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News