qorilugudnews24.com
Siyaasiyiin Muddo Dheer Ku Kala Maqnaa Arrimaha Siyaasadda, Isla Markaana Ay Kala Irdhaysay Oo Maanta Ku Kulmay Goob Ku Taalla Magaalada Hargeysa Iyo Sas Weyn Durba Laga Qaaday.
September 16, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasiyiinta Kala Ah Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Cali Siciid Raygal Oo Muddo Dheer Ku Kala Maqnaa Arrimaha Siyaasadda isla Markaana Ay Kala Irdhaysay Ayaa Maanta Ku Kulmay Goob Ku Taalla Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Sas Weyn Oo Durba Laga Qaaday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News