qorilugudnews24.com
Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In La Afduubay Shirweynihii Xisbiga Kulmiye, Isla Markaana Loola Dhaqaay Jaho Khaldan.
September 16, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In La Afduubay Shirweynihii Afraad Ee Xisbiga Tallada Haya EE Kulmiye, Isla Markaana Loola Dhaqaay Jaho Khaldan Oo Qodxo Badan, Taas Oo Soo Dedejin Karta Burburkii Xisbigaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News