qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Ka Mid Ah Silsiladii Curatay Ee Danguud Iyo Xidigta Hargeysa Ee Aragsan Cabdinaasir Caydiid Oo Dhulka Ku Jiidey Muqdisho Iyo Jig-Jiga.
September 24, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Ka Mid Ah Silsiladii Curatay Ee Danguud Waa Lama Huraan Iyo Xidigta Hargeysa Ee Aragsan Cabdinaasir Macallin Caydiid Oo Dhulka Ku Jiidey Muqdisho Iyo Jig-Jiga, Waana Ereyadii Abwaanka Weyn Ee Reer Burco Ee Abwaan Mus-Galay Xirsi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News