qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Maanta Jawaab Adag Ka Bixiyey Warbixintii Wasaaradda Waxbarashada Ee Somaliland.
September 24, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xoghaye Ku-Xigeenka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Maanta Jawaab Adag Ka Bixiyey Warbixintii Wasaaradda Waxbarashada Ee Somaliland, Taas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Ahayd Faan Iyo Fooladayn Aanay Wax Kale Wehelin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News