qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Barnaamijkii Qareenka Qaranka Oo Ku Saabsan Halista Ku Gadaaman Shirkadda Trafigura Ee Dhawaan Lagu Wareejiyey Haamaha Shiidaalka Ee Magaalada Berbera.
September 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waa Barnaamijkii Qareenka Qaranka Oo Maanta Ku Saabsan Halista Ku Gadaaman Shirkadda Trafigura Ee Dhawaan Lagu Wareejiyey Haamaha Keydka Shiidaalka Ee Magaalada Berbera?, Taas Oo Hore Loogu Helay Dembiyo Caalami Ah Oo Ay Maxkamaddi Ku Xukuntay, Isla Markaana Ku Caanbaxday Aasida Qashinka Iyo Sunta Ee Ka Soo Baxda Wershedddaha Waddamada Reer Yurub Iyo Bixinta Laaluush Iyo Lacago La Siiyo Madaxda Waddamada Soo Koraya Ee Sunta Lagu Aasayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News