qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Madxweyneyaasha Maamulka Villa Somalia.
September 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Carruureed Ka Soo Yeedhay Lixda Madaxweyne Ee Maamulka Villa Somalia, Kuwaas Oo Weli Ku Jira Riyo-Maalmeed, Isla Markaana Jilaya Riwaayad Hore Loo Soo Daawaday, Taas Oo Midhihii Ka Dhashay Ay Weli Soomaalidu La Dhitinayso Beesha Caalamkuna Xal U Weydey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News