qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibadda Qalin-Jebinta Dufcadii 1aad Ee Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Ee Somaliland.
September 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibadda Qalin-Jebinta Dufcadii 1aad Ee Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Ee Somaliland Ee Magaalada Hargeysa Iyo Nuxurka Khudbaddii Uu Ka Jeediyey Munaasibaddaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News