qorilugudnews24.com
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo U Gacan Haadiyey Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici.
September 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Warar Hoose Oo Ay Saxaafaddu Heshay Ayaa Sheegaya In Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Dhawaan Sheegay In Aanu Ka Qayb-Geleyn Shirweynaha Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Uu U Gacan Haadinayo Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, Kaas Oo Kursigiisii Loogu Soo Dhigtay Isla Markaana Ay Isku Cuna Duuban Yihiin Wasiir Saajin Oo Ay Isku Beel Ka Soo Wada Jeedaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News